HomeCaalamkaMadaxweynihii hore ee dalka Mali oo geeriyooday

Madaxweynihii hore ee dalka Mali oo geeriyooday

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Madaxweynihii hore ee dalka Maali Moussa Traore ayaa geeriyooday xilli da’diisu ay ahayd 83 sano, sida warbaahinta ay u sheegeen eheladiisa, waxaana geerida si gaar ah u xaqiijiyay Wiilkiisa Idrissa Traore. Moussa Traore ayaa dalka Mali waxaa uu maamulayay wax ka badan 22 sano, waxana xilka dalkaasi uu qabtay 1968, isagoo xiligaas kula wareegay inqilaab. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee dalka Maali Moussa Traore ayaa geeriyooday xilli da’diisu ay ahayd 83 sano, sida warbaahinta ay u sheegeen eheladiisa, waxaana geerida si gaar ah u xaqiijiyay Wiilkiisa Idrissa Traore.

Moussa Traore ayaa dalka Mali waxaa uu maamulayay wax ka badan 22 sano, waxana xilka dalkaasi uu qabtay 1968, isagoo xiligaas kula wareegay inqilaab.

- Advertisement -

Waxaa xilka laga tuuray 1991-kii, kadib markii uu wajaahy kacdoon dadweyne, waxaana taasi ay keentay in uu xilka ka dago.

Dhawaan dalkaasi Mali ayaa waxaa xilka laga tuuray Madaxweyne Ibrahim Boubacar Keita, kaasi oo Millaterigu xilka ay ka xayuubiyeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts