HomeWararWaddooyinka Muqdisho oo saaka xiran iyo shacabka oo walaac ka muujiyay

Waddooyinka Muqdisho oo saaka xiran iyo shacabka oo walaac ka muujiyay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa saaka Xiran waddooyinka  ugu muhiimsan isku socodka  dad weynaha ee Maagaalada Muqdisho, waxaana saaka shacabka Muqdisho ay ku waabariisteen waddooyinka Caasimadda oo xiran iyo Ciidamo farabadan oo lasoo dhoobay waddooyinka. Waxaa la arkayaa dadka shacabka ah oo saaka lugeynaya waddooyinka mana jiraan wax gaadiid dadweyne ee isticmaalaya waddooyinka waa weyn inta badan shacabku ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa saaka Xiran waddooyinka  ugu muhiimsan isku socodka  dad weynaha ee Maagaalada Muqdisho, waxaana saaka shacabka Muqdisho ay ku waabariisteen waddooyinka Caasimadda oo xiran iyo Ciidamo farabadan oo lasoo dhoobay waddooyinka.

Waxaa la arkayaa dadka shacabka ah oo saaka lugeynaya waddooyinka mana jiraan wax gaadiid dadweyne ee isticmaalaya waddooyinka waa weyn inta badan shacabku ay isticmaali jireen.

- Advertisement -

Sababaha keenay in la xiro ayaa lagu sheegay shirka wadatashiga ee u dhexeeya dowladda dhexe iyo Maamul Goboleedyada dalka, kaas oo la filayo in saacadaha soo aaddan uu ka furmo Muqdiosho.

Wali ma furmin shirka u dhexeeyay mas’uuliyiinta ku ballansanaa Muqdisho ee lagu waday in maanta oo Khamiis ah uu si rasmi ah u furmo shirkoodu.

Waxaana lasoo sheegayaa in shirka u dhexeeya Dowladda dhexe iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada uu dib u dhac uu ku yimid shirkii loo ballansdanaa.

- Advertisement -

Wararku waxaa ay sheegayaan in ay jiraan sababo dhowr ah oo keenya in shirkaasi uu dib u dhaco, waxaana la sheegay in ay wali taagan yihiin khilaaf yadii u dhexeyay dowladda dhexe iyo maamulada Jubbland iyo Puntland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts