HomeWararMadixii amniga Qaranka Siiriya iyo Taliyeyaal kale oo duqeyn lagu dilay

Madixii amniga Qaranka Siiriya iyo Taliyeyaal kale oo duqeyn lagu dilay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Saraakiil sar-sare oo ka tirsan Ciidanka Millateriga Siiriya iyo Jennaraalo  ka tirsan kacaanka Iraan ayaa lagu dilay duqeyn ay fuliyeen Diyaaradaha Dagaalka Israel ee F35 ee aanu Raadaarku qaban karin, waxaana lasoo shegayaa in uu jiro khasaare xooggan oo gaaray Sarakiisha iyo Ciidamada la duqeeyay. Duqeynta ay aka dhacday sida la sheegay Meel u dhaw […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiil sar-sare oo ka tirsan Ciidanka Millateriga Siiriya iyo Jennaraalo  ka tirsan kacaanka Iraan ayaa lagu dilay duqeyn ay fuliyeen Diyaaradaha Dagaalka Israel ee F35 ee aanu Raadaarku qaban karin, waxaana lasoo shegayaa in uu jiro khasaare xooggan oo gaaray Sarakiisha iyo Ciidamada la duqeeyay.

Duqeynta ay aka dhacday sida la sheegay Meel u dhaw Garoonka Diyaaradaha ee Caasimadda dalka Suurya ee Dimishiq, halkaasoo ay ku sugnaayeen Mas’uuliyiinta duqeynta lagu dilay.

- Advertisement -

Wararku waxa ay sheegayaan in mas’uuliyiinta la dilay ay ku jireen Madixii Xafiiska Amniga Qaranka Suurya Jeneral Cali Mamluuk iyo Taliyihii Guutadda Quddus ee Ciiddanka Ilaaladda Kacaanka Iiraan Jeneral Ismaaciil Qaani.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts