HomeWararSaygii hore ee Ilhaan Cumar oo iska diiday Casuumaad uu ka helay...

Saygii hore ee Ilhaan Cumar oo iska diiday Casuumaad uu ka helay Donald Trump

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Xilli uu Madaxweynaha Maraykanka galaangal badan ugu jiro Ololihiisa Dib-u-doorashada ayaa waxa uu bilaabay inuu sameeyo Dhacdooyin Mar-la-arag ku ah muddadii uu xilkaasi hayey. Madaxweyne Trump oo malaha Siyaasad ka soo gashay inuu casuumo Saygii hore ee Xildhibaand Ilhaan Cumar ayaa waxa uu kala kulmay Weji-gabax, kadin, markii uu Axmed Xersi ka biyo-diiday Qaabilaadaasi.   […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xilli uu Madaxweynaha Maraykanka galaangal badan ugu jiro Ololihiisa Dib-u-doorashada ayaa waxa uu bilaabay inuu sameeyo Dhacdooyin Mar-la-arag ku ah muddadii uu xilkaasi hayey.

Madaxweyne Trump oo malaha Siyaasad ka soo gashay inuu casuumo Saygii hore ee Xildhibaand Ilhaan Cumar ayaa waxa uu kala kulmay Weji-gabax, kadin, markii uu Axmed Xersi ka biyo-diiday Qaabilaadaasi.

- Advertisement -

 

Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebook ku yiri:

Nin aduunyo joogow maxaa aragti kuu laaban.

- Advertisement -

Madaxweynaha Mareykanka aa casumaad ii soo direy in uu ila kulmo. Rag aan ogahay hadeey fursadaan heli lahaayeen, inteey sawir la soogalaan ey dhihi lahaayeen, waxaan ka wada hadalney arimaha Soomaaliya. Wuu ku mahadsanyahay Madaxweynaha laakiin ma kulmi karno!!

 

Dhinaca kale, Tallaabadda Axmed Xersi ku laalay Casuumaadii Donald Trump ayaa waxa uu War Micno-sameeye ah u noqon karaa Ilhaan Cumar oo iyadu dagaal siyaasadeedkii ugu darnaa kula jirta Madaxweyne Trump oo isaga had iyo jeer Twitter-kiisa soo dhiga Qoraallo uu ku faduulinayo Ilhan Omar oo loo arko inay Trump ku noqotay Laf dhuun gashay oo kale.

 

Si kastaba ha ahaatee, Axmed Xersi iyo Ilhaan Cumar waxay kala tageen sanadkii 2011-kii, waxayna u dhashay 3 carruur ah (1-Wiil iyo 3 Gabdhood).

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts