HomeCaalamkaRag hubeysan oo weerar gaadmo ah ku dilay Dad rayid ah

Rag hubeysan oo weerar gaadmo ah ku dilay Dad rayid ah

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Ugu yaraan 15 qof ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen weerar ay rag hubeysan ka geysteen koofurta Burundi.

Weerarka oo ka dhacay degmada Bugarama ee gobolka Rumonge ayaa bilowday Axaddii wuxuuna socday ilaa shalay, dadka deegaanka ayaa isaga cararay xaafadahooda isla markaana galay duurka.

- Advertisement -

Koox mucaarad ah oo fadhigoodu yahay Jmahuuriyadda Dimuqraaddiga ah ee Congo oo Burundi deris la ah ayaa qoraal ay baraha bulshada soo dhigeen waxay ku sheegeen inay iyagu geysteen weerarka.

Sarkaal sare oo dowladda ka tirsan ayaa sheegay in arrintaasi lala xiriirinayo dib u dejinta qaxootigii u qaxay Rwanda kaddib markii ay ka qaxeen rabshadihii ka dhacay Burundi sanadkii 2017.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories