HomeWararSheekh Shariif oo kulan xasaasi ah la yeeshay Wasiirka A/Dibadda Finland

Sheekh Shariif oo kulan xasaasi ah la yeeshay Wasiirka A/Dibadda Finland

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa kulan dhinaca qadka telefoonka ah la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Finland Pekka Haavisto, iyagoo ka wada hadlay Arrimo kala duwan. Qoraal uu soo saaray ayuu Sheekh Shariif ku sheegay in isaga iyo Wasiir Pekka Haavisto ay kulankooda uga wada hadleen Arrimo ay kamid ahaayeen xaaladda guud […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa kulan dhinaca qadka telefoonka ah la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Finland Pekka Haavisto, iyagoo ka wada hadlay Arrimo kala duwan.

Qoraal uu soo saaray ayuu Sheekh Shariif ku sheegay in isaga iyo Wasiir Pekka Haavisto ay kulankooda uga wada hadleen Arrimo ay kamid ahaayeen xaaladda guud ee Soomaaliya sigaar ah arrimaha doorashooyinka iyo Amniga.

- Advertisement -

Sidoo kale labada Mas’uul ayaa inta uu socday kulankooda qadka telefoonka ah isla soo hadal qaaday wadahadallada dowladda Federaalka Somalia iyo Somaliland iyo qatarta caafimaad ee Covid-19.

“Waxaan qadka kuwada hadalnay Wasiirka Arrimaha Dibadda Finland Pekka Haavisto, oo aan ka isla soo qaadney xaaladda guud ee Soomaaliya. Si gaar ah waxaan uga hadalnay arrimaha doorashooyinka, Amniga, wadahadallada Somaliland iyo qatarta caafimaad ee Covid-19” ayuu yiri Sheekh Shariif.

Ugu dambeyn Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa uga mahadceliyay doorka taageero ee dowladda Finland ay Soomaaliya la garab taagantahay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts