HomeWararSidee Maanta looga Ciidaa Dunida Islaamka?

Sidee Maanta looga Ciidaa Dunida Islaamka?

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

  Dunida Islaamka ayaa maanta si weyn looga dabbaal dagayaa maalinta koobaad ee ciidul Adxada oo ku beegan maanta oo Jimco ah, waxaana si weyn looga dareemayaa diyaar garowga . Inkastoo ciidaani ay ka duwan tahay ciidihii hore haddana waxaa jira waddamada qaar oo aan salaadda iyo isbooqashada bulshada islaamka laga joojiyay sababo la xariira […]

- Advertisement -
- Advertisement -

 

Dunida Islaamka ayaa maanta si weyn looga dabbaal dagayaa maalinta koobaad ee ciidul Adxada oo ku beegan maanta oo Jimco ah, waxaana si weyn looga dareemayaa diyaar garowga .

- Advertisement -

Inkastoo ciidaani ay ka duwan tahay ciidihii hore haddana waxaa jira waddamada qaar oo aan salaadda iyo isbooqashada bulshada islaamka laga joojiyay sababo la xariira caabuqa dunida aafeeyay ee Covid19.

Sidoo kale dowladaha islaamka qaarkood ayaa shuruudo kasoo saaray qaabka loogu dabbaal dagayo ciidaan, waxaana la xaddiday dadka ku tukanaya masaajidda.

Dowladaha qaarna waxaa ay joojiyeen goobaha waaweyn ee saaladda lagu dulan jiray, waxaana ay bulshada loo ogolaaday in ay ku dukadaan masaajidda waliba tiro kooban oo kaliya.

- Advertisement -

Dhibaatada uu caabuqa Covid19 uu bulshada ku haayo ayaa waxaa ay sababtay in ay istaagaan waxyaabo badan oo dadka islaamka ay kaga qayb qaadan jireen maalmaha farxadda ee ciidaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts