HomeWararAfhayeenka madaxweyne Farmaajo "Beesha caalamka hadeey qof maalgashaneysay qofka wuu tagay hadii...

Afhayeenka madaxweyne Farmaajo “Beesha caalamka hadeey qof maalgashaneysay qofka wuu tagay hadii ay DFS taagarayeene”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Afhayeenka madaxtooyada dalka Abdinur Mohamed Ahmed oo caawa  ka qeybgalayey dood ay BBC da qabatay ayaa si cad uga jawaabay eedeymihi maalmahan ay beesha caalamka so saareysay ee ku aadanaa in dalku si galayo qalalaase siyaasadeed kadib tuuritaankii uu Baarlamaanka tuuray Raisal wasaarihi dalka Xasan Cali Kheyre , Abdinur waxa u  sheegay in beesha caalamka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeenka madaxtooyada dalka Abdinur Mohamed Ahmed oo caawa  ka qeybgalayey dood ay BBC da qabatay ayaa si cad uga jawaabay eedeymihi maalmahan ay beesha caalamka so saareysay ee ku aadanaa in dalku si galayo qalalaase siyaasadeed kadib tuuritaankii uu Baarlamaanka tuuray Raisal wasaarihi dalka Xasan Cali Kheyre ,

Abdinur waxa u  sheegay in beesha caalamka hadii ay maalgashaneysay qof oo sida muuqata uu ula jeeday Raísal wasaare Kheyre aysan mico weyn laheyn taageradaas balse hadii ay taagareyeen hay´daha dastuuriga ay shaqeynayan hayádaa iyo madaxeynihi dalka ee magacaabay Raísal wasaaraha.

- Advertisement -

Mar wax laga weydiiyey sharciyada loo adeegsaday saaristii kheyre iney qalad aheyd waxuu sheegay in barlamaanka ay garden goáankaas madaxweynuhuna goáankaas uu ku taageray oo uusan lug kale ku laheyn.

Afhayeenka waxu ku nuuxnuuxsaday in Doorashada waqtigeeda ay ku dhaceyso Dhuusamarebna la aadayo sida ballant tahay si lo si ambaqaado Hawlaha Geedi socodka Doorashada dalka .

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts