HomeWararDeg Deg: Dab ka kacay Guri ku yaalla Magaalada Muqdisho

Deg Deg: Dab ka kacay Guri ku yaalla Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

War deg deg ah oo aan ka helayno Isgooyska afarta Jardiin ayaa sheegaya in dab xooggani uu ka kacay, waxana wali socota xakameynta dabkaas. Dabka ayaa la sheegay in uu ka kacay guri ku yaalla agagaarka Darajiinka gaar ahaan dhanka xiga Sanca, waxaana dabikaasi sababay Koronto sida ay inoo sheegeen goobjoogyaaal ku sugan halka uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War deg deg ah oo aan ka helayno Isgooyska afarta Jardiin ayaa sheegaya in dab xooggani uu ka kacay, waxana wali socota xakameynta dabkaas.

Dabka ayaa la sheegay in uu ka kacay guri ku yaalla agagaarka Darajiinka gaar ahaan dhanka xiga Sanca, waxaana dabikaasi sababay Koronto sida ay inoo sheegeen goobjoogyaaal ku sugan halka uu dabku ka kacay.

- Advertisement -

Wali lama sheegin khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dabkaasi, balse wali waxaa socda dadaallo lagu doonayo in lagu damiyo.

Magaalad muqdisho ayaa waxaa sanadahaan kusoo badanayay dabka ka kacaya guryaha iyo goobaha ganacsiga, waxana inta badan sababa Korontada ku jirta goobaha dabku ka kaco

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts