HomeWararKoonfur Galbeed oo Maareeye Cusub u Magacaawday Garoon diyaaradeed

Koonfur Galbeed oo Maareeye Cusub u Magacaawday Garoon diyaaradeed

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wasiirka Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed ayaa Maareeye Cusub u magacaabay Garoonka diyaaradaha degmada Xudur ee Gobolka Bakool. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiir Xasan Xuseen ayaa waxaa xilka Maareeyaha Cusub ee Garoonka diyaaradaha Xudur loogu Magacaabay Cabdullaahi Aadan Cabdiraxmaan (Hareedow), halka ku-xigeen looga dhigay Saalax Xasan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed ayaa Maareeye Cusub u magacaabay Garoonka diyaaradaha degmada Xudur ee Gobolka Bakool.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiir Xasan Xuseen ayaa waxaa xilka Maareeyaha Cusub ee Garoonka diyaaradaha Xudur loogu Magacaabay Cabdullaahi Aadan Cabdiraxmaan (Hareedow), halka ku-xigeen looga dhigay Saalax Xasan Maxamuud.

- Advertisement -

Cabdullaahi Hareedow ayaa waxaa uu bedelayaa maareeyihii hore ee Garoonka Xudur Axmed Muktaar Aadan (Tuke), kaas oo xilka qaadis uu ku sameeyay Wasiirka Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed .

Mas’uuliyiinta Cusub ee la Magacaabay ayaa waxaa la faray inay si toos ah u gutaan waajibaadkooda shaqo ee loo idmaday, isla markaana waxaa hay’addaha amniga Xudur laga dalbaday inay la shaqeeyan Mas’uuliyiinta Cusub.

Hoos ka Akhriso Wareegtada Magacaabista.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts