HomeCaalamkaDibadbaxayaal Careysan oo xoog kula wareegay warbaahin Dowladeed

Dibadbaxayaal Careysan oo xoog kula wareegay warbaahin Dowladeed

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Dibadbaxayaal ku sugan dalka Mali ayaa waxa ay sababeen in warbaahinta qaranka ay hawada ka baxdo xilli dibadbaxyo ballaaran ay ka dhacayeen magaalada caasimadda ah Bamako. Booliska ayaa waxa ay rideen rasaas iyo sunta dadka kaga ilmaysiisa si ay u kala kaxeeyaan dibadbaxayaasha, kuwaas oo qaar ka mid ah ay isku dayayeen inay xoog ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dibadbaxayaal ku sugan dalka Mali ayaa waxa ay sababeen in warbaahinta qaranka ay hawada ka baxdo xilli dibadbaxyo ballaaran ay ka dhacayeen magaalada caasimadda ah Bamako.

Booliska ayaa waxa ay rideen rasaas iyo sunta dadka kaga ilmaysiisa si ay u kala kaxeeyaan dibadbaxayaasha, kuwaas oo qaar ka mid ah ay isku dayayeen inay xoog ku galaan dhismaha golaha shacabka.

- Advertisement -

Waa isu-soo-bixii saddexaad oo dhaca muddo bil ah kaas oo lagu dalbanayo in madaxweyne Ibraahim Boubakar Keita uu xilka banneeyo.

Waxaa jiray qanaacad la’aan ku aaddan colaadda dabadheeraatay ee uu dalkaas kula jiro kooxaha jihaadigga ah, dhibaato dhaqaale iyo shuruucda doorashooyinka oo lagu muransan yahay.

Isbahaysi cusub oo mucaarad ah oo uu hogaaminayo Imaamka muxaafadka ah, Maxamuud Dicko, ayaa waxa uu sheegay inuu iska dhaafay dalabkii ahaa in Madaxweyne Keita uu iscasilo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts