HomeCaalamkaCaro ka dhalatay Go'aan uu Trump xabsi uga badbaadiyay la-taliye hore

Caro ka dhalatay Go’aan uu Trump xabsi uga badbaadiyay la-taliye hore

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, ayaa dhaliil xooggan kala kulmay go’aan uu xabsi kaga badbaadiyay Roger Stone oo ay muddo badan saaxiib ahaayeen, marna lataliye u ahaa.

Tallaabada Trump ayaa kusoo beegantay waqti yar kadib markii ay maxkamad diidday codsi uu watay Stone oo ahaa in dib loogu dhigo xilliga uu billaabayo xabsiga 40-ka bilood ah ee lagu xukumay.

- Advertisement -

Waxaa lagu helay dembiyo ah inuu been u sheegay Aqalka Congress-ka iyo inuu wax ka bedelay marqaati fur ka dhan ahaa.

Stone ayaa ahaa qofkii lixaad ee xiriir dhaw la leh Trump ee ay waaxda cadaaladda Maraykanka ku hesho dembi la xiriira baaritaankii ku aaddanaa faragelinta la sheegay in Ruushka uu ku sameeyay doorashadii 2016.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories