HomeCaalamkaWHO oo walaac Cusub kasoo saartay Cudurka Coronavirus

WHO oo walaac Cusub kasoo saartay Cudurka Coronavirus

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa markii ugu horeysay qirtay inay jiraan caddeymo isa soo taraya oo muujinaya in feyraska corona uu ku faafi karo hawada. Saraakiisha hey’addan ayaa intaa ku daray in haddii arrintaas la xaqiijiyo ay noqoneyso in wax laga badelo tallooyinka caafimaad ee haatan lagu dhaqmo. Isniintii lasoo dhaafay ayay ahayd markii […]

- Advertisement -

Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa markii ugu horeysay qirtay inay jiraan caddeymo isa soo taraya oo muujinaya in feyraska corona uu ku faafi karo hawada.

Saraakiisha hey’addan ayaa intaa ku daray in haddii arrintaas la xaqiijiyo ay noqoneyso in wax laga badelo tallooyinka caafimaad ee haatan lagu dhaqmo.

- Advertisement -

Isniintii lasoo dhaafay ayay ahayd markii inkabadan 200 oo seynisyahano ay WHO ku eedeeyeen inay iska indha-tireyso suurtagalnimada ah in xanuunka la isku qaadsiin karo hawada.

Hey’adda ayaa ilaa iyo hadda xaqiijisay in qaabka keliya ee dadku isku qaadsiin karaan xanuunkan ay tahay in qof qaba cudurka uu qufaco ama hindishooda, taas oo keeni karta in waxyaabaha kasoo baxa ay gudaha u galaan dadka kale.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories