HomeWararWararkii ugu dambeeyay dib u dhac ku yimid Shirka Madaxda M/Gobaleedyada

Wararkii ugu dambeeyay dib u dhac ku yimid Shirka Madaxda M/Gobaleedyada

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Waxaa lagu weday maanta oo Jimca ah magaalada Dhuusamareeb in uu ka furmo shirka u dhaxeeya madaxda dowlad gobaleedyada dalka ka jira kuwaas oo ku wada sugan magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug. Shirkaan oo ay mati gelinayso Galmudug ayaa ah kii ugu xaasisanaa ee yeeshaan madaxda dowlad gobaleedyada gaar ahaan xilligaan kala guurka ah,iyada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa lagu weday maanta oo Jimca ah magaalada Dhuusamareeb in uu ka furmo shirka u dhaxeeya madaxda dowlad gobaleedyada dalka ka jira kuwaas oo ku wada sugan magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug.

Shirkaan oo ay mati gelinayso Galmudug ayaa ah kii ugu xaasisanaa ee yeeshaan madaxda dowlad gobaleedyada gaar ahaan xilligaan kala guurka ah,iyada oo diiradda lagu saari doono arrimaha amniga,doorashada iyo qodobo kale.

- Advertisement -

Warar lagu kalsoonaan oo ay heshay Idacada dalsan ayaa xaqiijinaya in uu dib u dhac ku yimid shirka oo lagu weday in uufurmo maanta oo Jimca ah,in kasta oo galmudug ilaa iyo haatan aysan shaacin sababta ka dambeysa dib u dhaca.

Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ku wada sugan madaxda dowlad gobaleedyada oo dhan,saacadihii ugu dambeeyana waxaa dhacay kulamo gaar gaar ah oo ay yeelanayeen dhinacyada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts