HomeWararMadaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Dhuusamareeb

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdi Casiis Xasan Maxamed Lafagareen iyo wefdi uu hogaaminayay ayaa goordhow waxa ay ka degeen garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb halkaas oo si aad ah loogusoo dhaweeyay. Madaxweynaha Galmudug iyo xubno kale ayaa garoonka kusoo dhaweeyay madaxweynaha Koonfur Galbeed iyada oo loosii gelbiyay qasriga madaxtooyada maamulka Galmudug oo uu kagasii horeeyay madaxweynaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdi Casiis Xasan Maxamed Lafagareen iyo wefdi uu hogaaminayay ayaa goordhow waxa ay ka degeen garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb halkaas oo si aad ah loogusoo dhaweeyay.

Madaxweynaha Galmudug iyo xubno kale ayaa garoonka kusoo dhaweeyay madaxweynaha Koonfur Galbeed iyada oo loosii gelbiyay qasriga madaxtooyada maamulka Galmudug oo uu kagasii horeeyay madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare.

- Advertisement -

Dhinaca kalana waxaa goordhow lagu wadaa in madaxweynayaasha maamulada Jubbaland iyo Puntland ay gaaraan magaalada Dhuusamareeb,deetana laguda galo shirka madaxda maamul gobaleedyadu ku ballameen.

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa gelinkii dambe ee shalay gaaray magaalada Dhuusamareeb isaga oo xalay kulamo kala duwan la qaatay madaxweynaha martida loo yahay ee Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts