HomeWararAlshabaab oo burburiyay xarun ay laheyd Shirkad Isgaarsiineed

Alshabaab oo burburiyay xarun ay laheyd Shirkad Isgaarsiineed

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka laga helayo gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab ay bur-buriyeen xarun ay laheyd Shirkad isgaarsiineed oo ku taalla halkaasi. Shirkaddaan isgaarsiineed oo laga lahaa dalka Kenya ayaa lagu burburiyay deegaanka Korakora kana tirsan gobolka Waqooyi Bari,dadka deegaanka ayaa u sheegay booliiska dalkaas in 20-dagaalame oo ka tirsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka laga helayo gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab ay bur-buriyeen xarun ay laheyd Shirkad isgaarsiineed oo ku taalla halkaasi.

Shirkaddaan isgaarsiineed oo laga lahaa dalka Kenya ayaa lagu burburiyay deegaanka Korakora kana tirsan gobolka Waqooyi Bari,dadka deegaanka ayaa u sheegay booliiska dalkaas in 20-dagaalame oo ka tirsan Shabaab ay ka dambeeyeen falkaas isla markaana xarunta ay dab qabadsiiyeen.

- Advertisement -

Xubnihii ka tirsanaa Alshabaab iyo ciidamo ilaalo ka hayay xarunta ayaa dhowr daqiiqo waxaa dhexmaray dagaal iyada oo markii dambana xarnta ay galeen Alshabaab kadibna ay burburiyeen.

Taliyaha booliiska gobolka Waqooyi Bari Rono Bunei ayaa sheegay in aysan jirin khasaaro nafeed oo ka dhashay dagaalkaas oo koobnaa eek a dhacay xarunta shirkadda,waxaana uu carabka ku dhuftay in dhowr jeer ay ka digeen bartilmaameedka Alshabaab ay ku hayaan xarumaha Shirkadaha Isgaarsiinta.

Ma aha markii ugu horeysay oo Alshabaab ay burburiyaan xarun shirkad Isgaarsiineed,iyada oo ay xusid mudan tahay in saraakiisha booliiska Kenya ay sheegaan in ay sii wedayaan howlgalka ka dhanka ah Alshabaab eek a socda deegaanada hoostaga gobolka Waqooyi bari oo weeraro ay ka geystaan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts