HomeWararMadaxda Maamul Goboleedyada oo Shir Gaar ah yeelanaya

Madaxda Maamul Goboleedyada oo Shir Gaar ah yeelanaya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxda dowlad Goboleedyada dalka ka jira ayaa saacadihii lasoo dhaafay kulan hordhac ah ku yeeshaya qadka Telefoonka , iyagoona kulanka inta uu socday Go’aan ku gaaray inay yeeshaan Shir gaar u ah iyaga. Madaxweyneyaasha Maamulada Jubbaland Axmed Madoobe, Koonfur Galbeed Cabdicsiis Lafta-gareen, Hirshabeelle Waare, Galmudug Qoorqoor iyo Puntland Saciid Deni ayaa ku heshiisyay inay shir […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxda dowlad Goboleedyada dalka ka jira ayaa saacadihii lasoo dhaafay kulan hordhac ah ku yeeshaya qadka Telefoonka , iyagoona kulanka inta uu socday Go’aan ku gaaray inay yeeshaan Shir gaar u ah iyaga.

Madaxweyneyaasha Maamulada Jubbaland Axmed Madoobe, Koonfur Galbeed Cabdicsiis Lafta-gareen, Hirshabeelle Waare, Galmudug Qoorqoor iyo Puntland Saciid Deni ayaa ku heshiisyay inay shir ah oo kaligood ah ay ku yeeshaan Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud.

- Advertisement -

Shirkaas ayaa la filayaa inuu qabsoomo 8-da Bishaan Luuliyo 2020, isla markaana waxaa marti gelin doona Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, waxaana looga hadli doonaa arrimo kala duwan oo ku aadan xaaladda siyaasadeed ee dalka, Khilaafyada jira iyo hanaanka Doorashada dalka.

Si kastaba tallaabadan Shirka ay ku yeelanayan Madaxda Maamul Goboleedyada ayaa waxaa uu yimid, kadib markii uu fashilmay kulankii Madaxweyne Farmaajo uu isugu yeeray Maamul goboleedyada, kaasoo Muqdisho ka dhici lahaa 5-8 bishan July, waxaana shirkaas qaadacay Maamul Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts