HomeWararWafdi gaaray deegaano ay ku dagaalameen Maleeshiyaad hubeysan

Wafdi gaaray deegaano ay ku dagaalameen Maleeshiyaad hubeysan

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wasiiro, Xildhibaano, maamulka degmada Dhuusamareeb iyo odayaal dhaqameed ayaa waxaa ay gaareen deegaanada Qalanqale iyo Xananbuure ee gobolka Galgaduud oo horey ay ku dagaalameen labo maleeshiyo beeleed. Mas’uuliyiintan ayaa waxaa ay la kulmeen qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool deegaanadaasi, iyagoona kulan la qaatay mid ka mid ah beelihii dhawaan ku dagaalamay deegaanadaasi. Xubnahan […]

- Advertisement -

Wasiiro, Xildhibaano, maamulka degmada Dhuusamareeb iyo odayaal dhaqameed ayaa waxaa ay gaareen deegaanada Qalanqale iyo Xananbuure ee gobolka Galgaduud oo horey ay ku dagaalameen labo maleeshiyo beeleed.

Mas’uuliyiintan ayaa waxaa ay la kulmeen qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool deegaanadaasi, iyagoona kulan la qaatay mid ka mid ah beelihii dhawaan ku dagaalamay deegaanadaasi.

- Advertisement -

Xubnahan ka socday Galmudug iyo odayaasha ayaa waxaa ay beelaha ka dalbadeen in ay joojiyeen colaada ka taagan deegaanada Qalanqale iyo Xananbuure ee gobolka Galgaduud.

Sidoo kale Mas’uuliyiinta ayaa waxaa ay kulan la qaateen Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka qaybta 21-aad General. Qooje iyo Taliyaha Guutada 15-aad General. Mascuud Maxamed.

Wasiirada, Xildhibaanada, maamulka degmada Dhuusamareeb iyo odayaasha ayaa balan qaadey in ay ka shaqeyn doonaan nabada deegaanada lagu dagaalamay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories