HomeWararMadaxweyne Axmed Madoobe oo hal arrin uga digay Madaxda Dowladda

Madaxweyne Axmed Madoobe oo hal arrin uga digay Madaxda Dowladda

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa ka hadlay Arrimaha doorshooyinka la filayo inay dalka ka dhacaan sanadka soo socda ee 2021, isagoo fariina u diray dowladda. Axmed Madoobe ayaa waxaa uu sheegay in horay loogu dhiiran wayay isla markana Tariikhda dalka burburkii kadib uu caan ku yahay Dalka Soomaaliya in afartii sanaba mar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa ka hadlay Arrimaha doorshooyinka la filayo inay dalka ka dhacaan sanadka soo socda ee 2021, isagoo fariina u diray dowladda.

Axmed Madoobe ayaa waxaa uu sheegay in horay loogu dhiiran wayay isla markana Tariikhda dalka burburkii kadib uu caan ku yahay Dalka Soomaaliya in afartii sanaba mar Doorasho la aado qofkii soo baxana la garab istaago.

- Advertisement -

Madaxda Federaalka ayuu Axmed Madoobe uga digay inay sameeystaan muddo kororsi, isla markaana waxaa uu sheegay in arrintaas marnaba aan laga aqbali doonin Madaxda.

Arimaha mudo kororsiga ee ay riixayaan gudiga Doorashooyinka ayuu Madaxweynahu sheegay in horay loogu dhiiran wayay isla markana Tariikhda dalka burburkii kadib uu caan ku yahay in afartii sanaba mar Doorasho la aado qofkii soo baxana la garab istaago waxaa uu intaas ku daray Madaxweynahu in wixii ay qaban waayeen gudiga Doorashooyinka Sadexdii sano ee lasoo dhaafay ay hada u raadinayaan wakhti dheeraad ah taas oo aan mara suuragal noqon Karin in mudo kororsi loogu qiil dayo.

Isaga oo sii hadlaayay ayuu tilmaamay in Doorashada loo baahan inay waqtigeeda ku dhacdo, wuxuuna hadalkiisa kusoo aadayaa, iyadoo Guddiga Doorashooyinka ay sheegeen in xiligaan aysan qaban karin Doorasho waqtigeeda ku dhacda ayan u baahan  yihiin 13-bilood oo dheeraad ah.

- Advertisement -

Ugu dambeyn  Axmed Madoobe ayaa waxaa uu sheegay in Jubbaland ay diyaar u tahay in xal laga gaaro isla markana gogol walba oo arintan lagu xalinayo ay diyaar u yihiin Shacabka iyo Xukuumada Jubbaland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts