HomeWararFaah faahin:-Guddoomiye Urur oo lagu dilay Magaalada Baydhabo

Faah faahin:-Guddoomiye Urur oo lagu dilay Magaalada Baydhabo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kooxo hubeysan ayaa xalay gudaha Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa ay ku dileen Guddoomiyihii Ururka dadka Baahiyaha Gaarka ah qaba ee Maamulka Koonfur. Dad ku sugan Baydhabo ayaa ku warramay in Guddoomiyaha Ururka ay toogteen rag dhalinyaro ah oo ku hubeysan, kuwaasi oo falka kadib goobta ugu baxsaday luuq yar oo ku yaalla […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo hubeysan ayaa xalay gudaha Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa ay ku dileen Guddoomiyihii Ururka dadka Baahiyaha Gaarka ah qaba ee Maamulka Koonfur.

Dad ku sugan Baydhabo ayaa ku warramay in Guddoomiyaha Ururka ay toogteen rag dhalinyaro ah oo ku hubeysan, kuwaasi oo falka kadib goobta ugu baxsaday luuq yar oo ku yaalla halkaas.

- Advertisement -

Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Shariif Mukhtaar Jiis, kaas oo la sheegay inuu si weyn ugu doodi jiray dadka baahiyaha Gaarka ah qaba ee ku sugan Magaalada Baydhabo iyo deegaanada kale ee Maamulkaas.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in Marxuum Shariif la toogtay xili uu ku sugnaa agagaarka xero ay degan yihiin dad Barakacaayaal ah, waxaanta goobta uu falka ka dhacay tegay Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska  Koonfur Galbeed, iyagoo Meydka qaaday

Magaalada Baydhabo ayaa waxaa mararka qaarkood ka dhaca dilal qorsheysan oo geystaan rag dhalinyaro ah oo ku hubeysan Bastoolado, waxaanta inta badan  dilalkaas sheegta Al-shabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts