HomeWararMuqdisho: Nin walaalkiis ku dilay Tooreey iyo ciidamada dowladda oo baadi goobaya

Muqdisho: Nin walaalkiis ku dilay Tooreey iyo ciidamada dowladda oo baadi goobaya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka laga helayo Xaafadda lagu magacaabo Siisii eek a tirsan degmada Deyniile ee gobolka Banaadir ayaa ku warama in nin walaalkiis ka yar uu Tooreey ku dilay iyada oo dhacdadaan ay argagax ku noqotay dadka deegaanka. Ninka falkaan foosha xun ee dilka ah geystay ayaa lagu magacaabaa Nuur Ciroobe waxaana uu dilay Walaalkii ka yar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka laga helayo Xaafadda lagu magacaabo Siisii eek a tirsan degmada Deyniile ee gobolka Banaadir ayaa ku warama in nin walaalkiis ka yar uu Tooreey ku dilay iyada oo dhacdadaan ay argagax ku noqotay dadka deegaanka.

Ninka falkaan foosha xun ee dilka ah geystay ayaa lagu magacaabaa Nuur Ciroobe waxaana uu dilay Walaalkii ka yar oo lagu magacaabi jiray Nuur Ciroobe,isaga oo sida la sheegay ku dilay albaabka hore ee guriga ay deganaayeen.

- Advertisement -

Dadka deegaanka oo la hadlay Idacada dalsan ayaa shegay in Ninka uu wiilka ku dhiftay ku dhawaad 10-jeer Tooreyda,sidaasna uu ku geeriyooday,waxaana goobta iskaga baxsaday ninkii dilka geystay.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliiska degmada Deyniile ayaa tegay guriga ay dhacdadaani ka dhacday waxaana ay baadi goobayaan ninkii falkaas geystay oo baxsad ah maadaama uu dil fool xun geystay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts