HomeWararHowlgal ka socda deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan

Howlgal ka socda deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Taliyaha ururka 39-aad qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka, Dhamme Maxamed Ibraahim Daa’uud ayaa sheegay in ay wadaan howlgal lagu sugayo amniga deegaanada hoos taga Gobolka Hiiraan Taliyaha,waxaa uu xusay in ay howlgallo ka fuliyeen degaanka Jawiil ee gobolka Hiiraan,isla markaana ujeedkiisu ahaa in la soo qabto kooxo falal amni daro ka geystay degaanka maalmo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha ururka 39-aad qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka, Dhamme Maxamed Ibraahim Daa’uud ayaa sheegay in ay wadaan howlgal lagu sugayo amniga deegaanada hoos taga Gobolka Hiiraan

Taliyaha,waxaa uu xusay in ay howlgallo ka fuliyeen degaanka Jawiil ee gobolka Hiiraan,isla markaana ujeedkiisu ahaa in la soo qabto kooxo falal amni daro ka geystay degaanka maalmo ka hor.

- Advertisement -

Maxkamadda ciidanka ee qeybtaas ayaa dhowaad amar ku siisay saraakiisha ciidanka in ay soo qabtaan dadka ku howlan waxyeeleynta shacabka isticmaala inta u dhexeysa Beledweyne iyo degaanka Jawiil.

Taliye ku xigeenka guutada 5-aad ee qeybta 27-aad Korneel Maxamed Cabdi Xasan ayaa sheegay in in ciidanku u taagan yihiin ilaalinta nafta iyo maalka dadka Soomaaliyeed wixii dhibaato ku hayana ay gacan bir ah ku qaban doonaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts