HomeWararDEG DEG:- Qarax goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

DEG DEG:- Qarax goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Qaraxaan ayaa gordho waxa uu ka dhacay degmada Deyniile ee gobolka Banaadir waxaana la sheegay in lala eegtay gaari ay la socdeen saraakiil iyo ciidamo ka tirsan booliiska Soomaaliya. Jugta qaraxaan ayaa laga maqlay qeybo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho waxaana uu ahaa qarax Miino oo ka dhacay halka loo yaqaano Haanta-dheer eek […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaraxaan ayaa gordho waxa uu ka dhacay degmada Deyniile ee gobolka Banaadir waxaana la sheegay in lala eegtay gaari ay la socdeen saraakiil iyo ciidamo ka tirsan booliiska Soomaaliya.

Jugta qaraxaan ayaa laga maqlay qeybo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho waxaana uu ahaa qarax Miino oo ka dhacay halka loo yaqaano Haanta-dheer eek a tirsan degmada Deyniile,iyada oo wararku sheegayaan in ay ka badbaadeen ciidamadii lala beegsaday.

- Advertisement -

Dad goobjoogayaal ah ayaa dalsan u sheegay in qaraxa uu waxyeelo kasoo gaaray dad shacab ah oo goobta ku sugnaa,iyada oo la maqlayay dhowr daqiiqo kadib gaadiidka gurmadka deg dega ah.

Ilaa iyo haatan saraakiisha booliisku wax faahfaahin ah kama aysan bixin qaraxaan iyo khasaaraha rasmiga ah eek a dhashay hase’ahaate inta badan ciidamada dowladda ayaa sidaan oo kale qaraxyo Miino lagula eegtaa degmooyinka gobolka Banaadir.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts