HomeWararWafdi ka socda Dowladda oo gaaray Hobyo iyo Ujeedka oo la shaaciyay

Wafdi ka socda Dowladda oo gaaray Hobyo iyo Ujeedka oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa gaaray wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo halkaas siweyn loogu soo dhaweeyay. Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminaayay Guddoomiye ku Xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare  Abshir Maxamed Axmed iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad, waxaana  qeyb ka ahaa mudanayaal ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa gaaray wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo halkaas siweyn loogu soo dhaweeyay.

Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminaayay Guddoomiye ku Xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare  Abshir Maxamed Axmed iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad, waxaana  qeyb ka ahaa mudanayaal ka tirsan labada gole ee Baarlamaanka, Guddoomiyaha gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka, madax dhaqameed iyo ganacsato, waxaana garoonka Hobyo kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug.

- Advertisement -

Gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad ayaa xusay inay Hobyo u tageen casuumad uu u fidiyay Madaxweynaha Galmudug, lagana wadatashanayo arrimaha horumarinta deegaanka, si loo dhiso gole deegaan.

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo maalintii 2-aad Hobyo ku sugan ayaa qaabilay wafdigan, waxaana haatan Hobyo ka socda kulamo looga hadlayo dhismaha golaha deegaanka Degmada iyo sidii lo horumarin lahaa kaabayaasha dhaqaalaha Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts