HomeWararMaxaa looga hadlay kulan xasaasi ah oo ay yeesheen Madasha Xisbiyada?

Maxaa looga hadlay kulan xasaasi ah oo ay yeesheen Madasha Xisbiyada?

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Qaar ka mid ah hogaanka sare ee Madasha Xisbiyada Qaran oo sadexdii cisho ee lasoo dhaafay kulan ku lahaa Decale Hotel ee magaalada Muqdisho ayaa isla gorfeeyay arimaha siyaasadda ee Soomaaliya iyo marxaladda kala guurka ah ee uu dalku galay. Kulankan oo uu hogaaminayay madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran mudane Sharif […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaar ka mid ah hogaanka sare ee Madasha Xisbiyada Qaran oo sadexdii cisho ee lasoo dhaafay kulan ku lahaa Decale Hotel ee magaalada Muqdisho ayaa isla gorfeeyay arimaha siyaasadda ee Soomaaliya iyo marxaladda kala guurka ah ee uu dalku galay.

Kulankan oo uu hogaaminayay madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran mudane Sharif Sheikh Ahmed, qeybna uu ka ahaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna guddoomiyaha xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka “UPD” mudane Hassan Sheikh Mohamud ayaa ujeedkiisu ahaa maareynta marxaladda xasaasiga ah ee dalku marayo.

- Advertisement -

Waxaana intii uu socday kulanka ay hogaanka sare ee Madasha Xisbiyada Qaran la tashiyo la sameeyeen masuuliyiin ka tirsan Madasha oo dalka dabiddiisa ku maqan, qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada, waxgaradka iyo dhaqanka Soomaaliyeed.

Gabogabada kulankan sadexda cisho u socday hogaanka sare ee Madasha Xisbiyada Qaran ayaa lagu shaaciyay in ay lagama maarmaan tahay in doorashada dalka ay xilligeeda ku qabsoonto, lagana wada heshiiyo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts