HomeCaalamkaItoobiya oo Eedeyn Culus u jeedisay Masar oo Khilaaf kala dhexeeyo

Itoobiya oo Eedeyn Culus u jeedisay Masar oo Khilaaf kala dhexeeyo

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Itoobiya ayaa sheegtay in ujeedada Masar ay ku dooneyso biyaha Wabiga Nile iney keligeed isticmaasho in ay caqabad ku noqoneyso wadahadallada seddex geesoodka ee socda.

Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Gaduu Andargachew oo qabtay shir jaraa’id oo ku saabsan wadahadallada seddex geesoosdka ee u dhaxeeya Masar, Itoobiya iyo Suudaan oo maalintiisi Shanaad socda ayaa sheegay mowqifka Masar ay ku adkeysaneyso ee ah in siday iyadu rabto oo keli ah la yeelo taas oo wadahadalka caqabad ku ah.

- Advertisement -

Wasiirku wuxuu sheegay in Masar ay ku adkeysaneyso sida caadadaba u ahayd labadi mowqif oo lagu yaqiinnay.

“Masar – lugna wadahadalka seddex geesoodka ayey kula jirtaa lugna waxay saaratay golaha aammaanka ee qaramada midoobay,” ayuu yiri.

Wadahadallada hadda socda ee u dhaxeeye Itoobiya, Masar iyo Suudaan waxaa dhexdhexaadinaya Midowga Yurub, Mareykanka iyo Koonfur Afrika oo haatan ah guddoomiyaha Midowga Afrika.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories