HomeCaalamkaDowlad shaacisay inay heshay Daawada rasmiga ah ee Cudurka Coronavirus

Dowlad shaacisay inay heshay Daawada rasmiga ah ee Cudurka Coronavirus

Date:

Related stories

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dawo qiimaheedu jaban yahay, caalamka oo dhanna laga heli karo, ayaa la sheegay inay gacan ka geysan karto badbaadinta bukaannada sida daran ula xanuunsan cudurka corona. Dawadan oo xaddiga laga qaadanayo uu yar yahay ayaa lagu magacaabaa dexamethasone, waxaana loo arkaa inay tahay guul aad u weyn oo laga gaaray dagaalka lagula jiro fayraska dilaaga […]

- Advertisement -

Dawo qiimaheedu jaban yahay, caalamka oo dhanna laga heli karo, ayaa la sheegay inay gacan ka geysan karto badbaadinta bukaannada sida daran ula xanuunsan cudurka corona.

Dawadan oo xaddiga laga qaadanayo uu yar yahay ayaa lagu magacaabaa dexamethasone, waxaana loo arkaa inay tahay guul aad u weyn oo laga gaaray dagaalka lagula jiro fayraska dilaaga ah, sida ay sheegeen khubarada caafimaadka ee UK.

- Advertisement -

Waxay dawadan la helay qeyb ka tahay tijaabadii ugu weyneyd ee caalamka looga sameeyay dawooyinka horay u jiray, si loo arko inay wax ka qabanayaan fayraska corona.

Waxay seynisyahannada caafimaadka sheegeen inay si buuxda u caawin karto afar meelood saddex meel oo ka mid ah bukaannada xaaladahooda laga quustay ee ku neefsanaya qalabka loo yaqaanno ventilators-ka.

Waxay sidoo kale sheegeen inay cudurka ka dili karto inta badan dadka uu ugu dhacay sida adag.

- Advertisement -

Cilmi-baareyaasha ayaa sheegay in haddii dawadan la isticmaali lahaa markii ugu horreysay ee uu fayraska gaaray UK ay badbaadin kari lahayd nolosha dad gaaraya 5,000 oo hadda geeriyooday.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories