HomeCaalamkaWHO oo Digniin kasoo saartay khafiifinta xayiraadaha Coronavirus

WHO oo Digniin kasoo saartay khafiifinta xayiraadaha Coronavirus

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Madaxa hay’adda caafimaadka adduunka (W-H-O) ayaa ka digay in xilligan la debciyo xayiraadaha ay dalalka soo rogeen Fayraska Korona awgii, isagoo sheegay in cudurka uu hadda galay xaalad khatar ah. Dr Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa sheegay in Khamiistii uu keliya ay W-H-O diiwaangelisay in ka badan 150,000 oo kiis oo cudurka ah, taasoo ah tiradii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxa hay’adda caafimaadka adduunka (W-H-O) ayaa ka digay in xilligan la debciyo xayiraadaha ay dalalka soo rogeen Fayraska Korona awgii, isagoo sheegay in cudurka uu hadda galay xaalad khatar ah.

Dr Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa sheegay in Khamiistii uu keliya ay W-H-O diiwaangelisay in ka badan 150,000 oo kiis oo cudurka ah, taasoo ah tiradii ugu badneyd ee maalin qura la shaaciyay.

- Advertisement -

Waxa uu intaa raaciyay inuu dareensan yahay dhibaatada ay xayiraadaha ku hayaan bulshada iyo dhaqaalaha, balse waxa uu ku baaqay in dalalka ay muujiyaan taxadar dheeraad ah.

Digniinta W-H-O ayaa kusoo beegmaysa xilli dalal ay kamid tahay Britain ay hoos u dhigeen heerka khatarta cudurka, isla markaana ay dowladuhu qaadeen xayiraado badan oo dalalkooda saarnaa.

Guud ahaan caalamka oo dhan ku dhawaad 8.5 milyan oo qof ayaa qaaday cudurka, halka in ka badan 453,000 ay u dhinteen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts