HomeCaalamkaKooxo hubeysan oo weeraro ku laayay Dad badan oo rayid ah

Kooxo hubeysan oo weeraro ku laayay Dad badan oo rayid ah

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Ugu yaraan 20 askari iyo in ka badan 40 qof oo rayid ah ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay weeraro ka dhacay gobolka Borno, ee waqooyi bari dalka Nigeria. Dadka deegaanka ayaa waxay sheegeen in koox mintid ah oo ku qalabaysnaa hub culus ay yimaadeen Monguno, oo saldhig u ah hay’adaha Qramada Midoobay ee […]

- Advertisement -

Ugu yaraan 20 askari iyo in ka badan 40 qof oo rayid ah ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay weeraro ka dhacay gobolka Borno, ee waqooyi bari dalka Nigeria.

Dadka deegaanka ayaa waxay sheegeen in koox mintid ah oo ku qalabaysnaa hub culus ay yimaadeen Monguno, oo saldhig u ah hay’adaha Qramada Midoobay ee gargaarka islamarkana ay jiireen oo ay ka awood badiyeen ciidamada dowladda ee goobta ku sugnaa.

- Advertisement -

Weeraradan oo ka kala dhacay Monguno iyo Nganzai, ayaa ku soo beegmaya maalmo uun ka dib markii koox mintid ah ay 81 qof ku dileeen weerar ay ku qaadeen magaalada Gubio.

Dhammaan sadexda weerar ayaa waxaa masuuliyadooda dusha u ritay koox isku magacaawday dowladda Islaamka ee galbeedka Afrika, Magaalada Nganzai dagaalyahanada ay ku yimaadeen mootooyiin iyo gawaari waxayna halkaasi ku dileen in ka badan 40 qof.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories