HomeCaalamkaMadaxweyne shaaciyay in dalkiisa laga qaaday Bandowgii saarnaa

Madaxweyne shaaciyay in dalkiisa laga qaaday Bandowgii saarnaa

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Emmanuel Macron madaxweynaha dalka Farnsiiska ayaa shaaca ka qaaday in Faransiiska ay si caadi ah noloshu u soo laaban doonto si tar-tartiib ah ay u billaabatay. Macron ayaa intaas ku daray in laga billaabo Isniinta maanta ah dib loo furay xadka dalkiisu la leeyahay dalalka kale isagoo dhinaca kalana sheegay in uu wax ka qaban […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Emmanuel Macron madaxweynaha dalka Farnsiiska ayaa shaaca ka qaaday in Faransiiska ay si caadi ah noloshu u soo laaban doonto si tar-tartiib ah ay u billaabatay.

Macron ayaa intaas ku daray in laga billaabo Isniinta maanta ah dib loo furay xadka dalkiisu la leeyahay dalalka kale isagoo dhinaca kalana sheegay in uu wax ka qaban doono sinnaan la’aanta ka jirta bulshada Faransiiska dhexdeeda, isla markaana la qaaday Bandowga.

- Advertisement -

Dadku waxay sidoo kale awoodi doonaan inay booqdaan xubnaha qoysaskooda ee guryaha hawlgabka ku ah kuwaas oo uu horay ugu dhacay cudurka Covid-19.

Dowladda Faransiiska ayaa sheegtay in la ogolyahay in dib loo furo maqaayadaha iyo goobo kale oo cayiman, sidoo kalana la ogolyahay in loo safro dalalka kale Yurub

Dhinaca kale dalalka Jarmalka, Beljamka, Croatia iyo Switzerland ayaa si buuxda dib u furaya xuduudaha ay la leeyihiin dalalka ee Yurub Isniinta maanta ah

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts