HomeWararCiidanka Kenya oo toogtay Rag hubeysan oo weerar geystay

Ciidanka Kenya oo toogtay Rag hubeysan oo weerar geystay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka heleyno Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya ayaa sheegay in weerar qasaare dhimasho iyo dhaawac geystay uu ka dhacay magaalada Mandheera ee xarunta Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya, kadib kooxo hubaysan oo halkaasi weerar ka geystay. Jeremiah Kosoim oo kamid ah saraakiisha ciidamada Ammaanka Kenya ayaa warbaahinta u sheegay ciidamada amnigu ay toogasho […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya ayaa sheegay in weerar qasaare dhimasho iyo dhaawac geystay uu ka dhacay magaalada Mandheera ee xarunta Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya, kadib kooxo hubaysan oo halkaasi weerar ka geystay.

Jeremiah Kosoim oo kamid ah saraakiisha ciidamada Ammaanka Kenya ayaa warbaahinta u sheegay ciidamada amnigu ay toogasho ku dileen 2 kamid ah koox hubaysan oo weerar ka geystay magaalada Mandheera.

- Advertisement -

Wuxuu sheegay in raggaasi ay isku dayayeen in ay burburiyaan xarun isgaarsiin oo halkaasi ku taala, waxaana sidoo kale halkaasi ku dhintay hal sarkaal oo Kenyan ah iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah, sida uu baahiyaya TVGA (Aljazeera).

Weli ma jirto faah faahin dheeraad ah oo laga soo saaray weerarkaasi ka dhacay Mandheera iyo cidda ka dambeysa, balse inta badan Alshabaab ayaa weerarad nuucaan ah ka geysta gudaha dalka Kenya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts