HomeWararMareykanka oo War kasoo saaray laba Go'aan oo kasoo baxay Dowladda Somalia

Mareykanka oo War kasoo saaray laba Go’aan oo kasoo baxay Dowladda Somalia

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya War kasoo saartay Go’aankii Madaxtooyada Soomaaliya ee ahaa in Dowladda Federaalka ay Axmed Madoobe u aqoonsatay Madaxweynaha KMG ah ee Jubbaland muddo laba sanno ah. Qoraal kasoo baxay Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu soo dhoweysay go’aankii Maanta ay ku dhawaaqday dowladda Federaalka, isla markaana ay Axmed Madoobe ugu aqoonsatay Madaxweyne […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya War kasoo saartay Go’aankii Madaxtooyada Soomaaliya ee ahaa in Dowladda Federaalka ay Axmed Madoobe u aqoonsatay Madaxweynaha KMG ah ee Jubbaland muddo laba sanno ah.

Qoraal kasoo baxay Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu soo dhoweysay go’aankii Maanta ay ku dhawaaqday dowladda Federaalka, isla markaana ay Axmed Madoobe ugu aqoonsatay Madaxweyne KMG ah.

- Advertisement -

Sidoo kale Qoraalka Safaaradda ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay Shirka Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ku Casuumay Dowlad Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir, si looga hadlo Arrimo kala duwan oo ku aadan dalka.

Mareykanka ayaa tilmaamay in wada hadal iyo dib u heshiisiin ay gaaraan Madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada ay  muhiim u yihiin nabadda iyo horumarka Soomaaliya.

Si kastaba Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa qaadacday Go’aankii Dowladda Federaalka ay Axmed Madoobe ugu aqoonsatay Madaxweynaha KMG ah ee Jubbaland mudo laba sanno.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts