HomeWararJubbaland oo qaadacday Go’aankii Maanta ee Dowladda Federaalka

Jubbaland oo qaadacday Go’aankii Maanta ee Dowladda Federaalka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa qaadacday Go’aankii Maanta kasoo ka baxay Madaxtooyadda Soomaaliya ee ahaa in Dowladda Federaalka ay Axmed Madoobe u aqoonsan tahay Madaxweynaha KMG ah ee Jubbaland muddo 2 sano ah. War-saxaafadeed kasoo Xafiiska Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa waxaa lagu sheegay in aysan jirin cid go’aan ka gaari karta muddo xileedka iyo doorashooyinka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa qaadacday Go’aankii Maanta kasoo ka baxay Madaxtooyadda Soomaaliya ee ahaa in Dowladda Federaalka ay Axmed Madoobe u aqoonsan tahay Madaxweynaha KMG ah ee Jubbaland muddo 2 sano ah.

War-saxaafadeed kasoo Xafiiska Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa waxaa lagu sheegay in aysan jirin cid go’aan ka gaari karta muddo xileedka iyo doorashooyinka Jubbaland, si aan waafaqsaneyn Dastuurka, isla markaana muddo xileedka hey’adaha loo doorto inay yihiin 4 sano.

- Advertisement -

“Dowlad Goboleedka Jubbaland waxaa ay rumaysan tahay in Dastuurka Jubbaland iyo kan Federaalku ay qeexayaan hanaanka loo marayo Doorashada Hay’adaha Dowliga ah ee heer Dowlad Goboleed iyo mudada xil hayntooda” ayaa lagu yiqi Nuqul kamid ah Qoraalka kasoo baxay Jubbaland.

Sidoo kale Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay in Jubbaland ay soo dhaweyneyso dadaalada loogu jiro sidii Go’aan mideysan looga qaadan lahaa Arrimaha masiiriga ah ee dalka sida Doorashooyinka la filayo inay ka dhacaan dalka iyo dib  u eegista Dastuuka.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Jubbaland.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts