HomeWararDEG DEG:- Khilaafkii Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa oo xal laga gaaray

DEG DEG:- Khilaafkii Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa oo xal laga gaaray

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland ayaa sheegaya in kulan xasaasi ah oo ka dhacay lagu xaliyay khilaafkii ka dhaxeeyay madaxweynaha Puntland  iyo ku xigeenkiisa. Ismada dhaqanka iyo Gudoomiyaha barlamaanka Puntland ayaa ku guulaystay in soo gabagabeeyaan khilaafkii Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karash Munaasabad ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland ayaa sheegaya in kulan xasaasi ah oo ka dhacay lagu xaliyay khilaafkii ka dhaxeeyay madaxweynaha Puntland  iyo ku xigeenkiisa.

Ismada dhaqanka iyo Gudoomiyaha barlamaanka Puntland ayaa ku guulaystay in soo gabagabeeyaan khilaafkii Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karash Munaasabad ka dhacay xarunta madaxtoyada ayaa gacanta laysugu saaray Masuuliyiinta ugu saaraysa Puntland oo galabta balan qaaday in uusan soo laaban doonin khilaaf ku soo noq noqday dhegaha shacabka Puntland.

- Advertisement -

Heshiiskaan ayaa ka kooban dhowr qodob waxaana khilaafkaan uu soo jiitamayay in mudda ah iyada oo ugu dambeyntii cal laga gaaray.

La soco goordhow faahfaahinta

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts