HomeWararDowladda oo Gargaar Caafimaad gaarsiisay Magaalo ka tirsan Galmudug

Dowladda oo Gargaar Caafimaad gaarsiisay Magaalo ka tirsan Galmudug

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Diyaarad siday Gargaar Caafimaad ayaa Maanta ka degatay Garoonka diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, taasi oo ka ambabaxday Magaalada Muqdisho. Agabkan Caafimaad oo ay Dowladda Soomaaliya gaarsiisay Gaalkacyo ayaa isugu jiray maaska afka lagu xerto, agabka gacmaha la gashto iyo qalab kale oo dhammaantood loogu talagalay in loo isticmaalo ka hortega faafida Cudurka […]

- Advertisement -

Diyaarad siday Gargaar Caafimaad ayaa Maanta ka degatay Garoonka diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, taasi oo ka ambabaxday Magaalada Muqdisho.

Agabkan Caafimaad oo ay Dowladda Soomaaliya gaarsiisay Gaalkacyo ayaa isugu jiray maaska afka lagu xerto, agabka gacmaha la gashto iyo qalab kale oo dhammaantood loogu talagalay in loo isticmaalo ka hortega faafida Cudurka halista ah ee Coronavirus.

- Advertisement -

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo Deeqda Daawa kala wareegtay xubno ka socday Xafiiska Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo Guddiga Qaran ee la tacaalida Cudurka COVID-19.

Wasiir ku-xegeenka Wasaaradda Caafimaadka Mahad Caabi Ciise ayaa Guddoomay deeqdaan, waxaana goob joog ka ahaa wasiirka Amniga, wasiirka Warfaafinta, Wasiirka Biyaha iyo Tamarta, Wasiir ku xegeeno iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories