HomeWararDadka laga helay Cudurka COVID-19 ee Somaliland oo kordhay

Dadka laga helay Cudurka COVID-19 ee Somaliland oo kordhay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Somaliland ayaa Maanta oo Axad ah shaacisay inay diiwaan-gelisay Dad Cusub oo qaba Cudurka halista ah ee Coronavirus, waxaana Cudurka uu yahay mid kusii faafaya deegaano dhowr ah oo ka tirsan halkaas. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in 24-kii saac ee ugu dambeeyay Cudurka laga helay 18 qof, kadib markii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Somaliland ayaa Maanta oo Axad ah shaacisay inay diiwaan-gelisay Dad Cusub oo qaba Cudurka halista ah ee Coronavirus, waxaana Cudurka uu yahay mid kusii faafaya deegaano dhowr ah oo ka tirsan halkaas.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in 24-kii saac ee ugu dambeeyay Cudurka laga helay 18 qof, kadib markii lagu sameeyay baaritaano, sidaasina lagu xaqiijiyay inay Cudurka qabaan, iyadoona tirada guud dadka laga helay COVID-19 ee Somaliland gaartay 304 qof.

- Advertisement -

Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin Magaalada Hargeysa 14 qof, Berbera 3 qof iyo Burco oo ah 1 qof, kuwaasi oo da’dooda u dhexeeyso 20 jir ilaa 60 jiro, waxaana si deg deg ah loo geliyay xaalad karantiil ah , si aysan u sii faafin Cudurka.

Sidoo kale Somaliland ayaa tilmaamtay in xanuunka ka bogsatay 7 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay 40 qof, waxaana Cudurka halkaas ugu dhintay saacadihii lasoo dhaafay laba qof oo ku noolaa Hargeysa, waxaana tirada dadka xanuunkan Somaliland ugu dhintay ay gaartay 21.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts