HomeWararTaabid Cabdi oo ka hadlay tacadiyada loo geysto Wariyeyaasha

Taabid Cabdi oo ka hadlay tacadiyada loo geysto Wariyeyaasha

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabid Cabdi ayaa waxaa uu sheegay in nasiib daro weyn ay in lasoo wariyey dhimashada iyo jirdilka suxufiyiin Soomaaliyeed xili lagu jiro toddobaadkii booggaadinta saxaafadda xorta ah. Qoraal uu soo saaray Taabid Cabdi Maxamed ayaa waxaa uu uga tacsiyeeyay geerida Wariye Saciid Yuusuf Cali oo habeen hore Nin ku hubeysan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabid Cabdi ayaa waxaa uu sheegay in nasiib daro weyn ay in lasoo wariyey dhimashada iyo jirdilka suxufiyiin Soomaaliyeed xili lagu jiro toddobaadkii booggaadinta saxaafadda xorta ah.

Qoraal uu soo saaray Taabid Cabdi Maxamed ayaa waxaa uu uga tacsiyeeyay geerida Wariye Saciid Yuusuf Cali oo habeen hore Nin ku hubeysan Toorey uu ku dilay Muqdisho, isagoo Cambaareeyay tacdigii loo geystay Wariyeyaal ka tirsan warbaahinta Shabeelle,

- Advertisement -

Sidoo kale Taabid Cabdi ayaa waxaa uu tilmaamay in Saxaafadda xorta ah ee Somalia ay mudo fog bud-dhig u aheyd hannaanka dimuquraadiyadda, cadaaladda, caawimaadda iyo xog-ogaalnimada dalka.

Hoos ka Akhriso Qoraalka uu soo saaray Taabid Cabdi.

Waxaan ku jirnaa toddobaadkii booggaadinta iyo qirashada dadaalka saxaafadda xorta ah ee caalamka, waana nasiib daro weyn in lasoo wariyey dhimashada iyo jirdilka suxufiyiin Soomaaliyeed oo u adeegayay dadkeena iyo dalkeena isla usbuucan. Waxaan ka tacsiyeynayaa geerida wariye Siciid Yuusuf, waxaana si adag u cambaareynayaa tacdigii loo geystay bahda Shabeelle TV.

- Advertisement -

Saxaafadda xorta ah ee Somalia waxey mudo fog bud-dhig u aheyd hannaanka dimuquraadiyadda, cadaaladda, caawimaadda iyo xog-ogaalnimada dalkeena.

Suxufiga xoriyaddiisa iyo bedqabkiisaba waxay hadba heerkeedu sareeysaa sida ay dowladdiisu u ilaaliso saxaafadda xorta ah, waana tusaale ay ku horumaren dallalka caalamka qaarkod. Saxaafaddu waa ilaalliyayaal Qaran oo aan hubeysneyn ee aan mudnaantooda siino.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts