HomeWararCiidanka Dowladda oo Howlgal qorsheysan fuliyay

Ciidanka Dowladda oo Howlgal qorsheysan fuliyay

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa ay howlgalo ka sameeyeen inta u dhexeeysa deegaanka Shalaanbood iyo Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Saraakiisha hoggaamineyso Howlgalka ayaa waxaa ay sheegeen in Ueedka howlgalkani uu yahay mid lagu xaqiijinayo amaanka dhabaha xiriiriya degaanka shalaanbood iyo degmada Afgooye. Ciidanka ayaa intii ay howlgalka kuguda jireen waxay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa ay howlgalo ka sameeyeen inta u dhexeeysa deegaanka Shalaanbood iyo Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Saraakiisha hoggaamineyso Howlgalka ayaa waxaa ay sheegeen in Ueedka howlgalkani uu yahay mid lagu xaqiijinayo amaanka dhabaha xiriiriya degaanka shalaanbood iyo degmada Afgooye.

- Advertisement -

Ciidanka ayaa intii ay howlgalka kuguda jireen waxay kusoo qabteen rag lala xiriirinayo in ay katirsanyihiin Al-shabaab kuwaa oo qaarkood looga shakiyay in ay ku howlanaayeen falal amniga lid ku ah.

Taliyaha ururka 14aad guutada 14 october dhamme cisman Muuse Mohamed oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ay wadeen howlgalo qorsheysan oo looga hortegaayo weeararda Al-shabaab waa sida uu hadalka u dhigay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts