HomeWararRag dhac u geystay Gaari iyo dadkii la socday oo la qabtay

Rag dhac u geystay Gaari iyo dadkii la socday oo la qabtay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciidanka amniga Gobolka karkaar ee Puntland iyo kuwa Madaxtooyadda Magaalada Qordho ayaa howlgal qorsheysan kusoo qabtay rag hubeysan oo dhac u geystay gaari nooca xamuulka qaado ah iyo dadkii la socday. Ciidanka amniga ayaa howlgalka ka sameeyay deegaano ka tirsan Gobolka Karkaar ee Puntland, iyagoo markii dambe gacanta kusoo dhigay saddex kamid ah rag burcad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka amniga Gobolka karkaar ee Puntland iyo kuwa Madaxtooyadda Magaalada Qordho ayaa howlgal qorsheysan kusoo qabtay rag hubeysan oo dhac u geystay gaari nooca xamuulka qaado ah iyo dadkii la socday.

Ciidanka amniga ayaa howlgalka ka sameeyay deegaano ka tirsan Gobolka Karkaar ee Puntland, iyagoo markii dambe gacanta kusoo dhigay saddex kamid ah rag burcad ahaa oo dhacay gaariga xamuulka ah iyo dad shacab ah oo la socday.

- Advertisement -

Taliyaha Madaxtooyada Magaalada Qardho Cabdi fitaax Warsame Hiirad oo warbaahinta la hadlay ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalka lagu soo qabtay ragga Burcada ahaa.

Waxaa uu sheegay Taliye Cabdi fitaax Warsame in saddexda ruux ay soo qabteen iyaga oo aan la gaarsiin wax Khasaaro ah, kuwaasi oo uu sheegay in la xiray, sidoo kalena sharciga la horgeyn doono.

Sawirro laga soo qaaday gaariga la dhacay laguna faafiyay baraha Bulshada ayaa muujinayay in gaariga uu siday qalab kala duwan, isla markaana Jidka ay u galeen rag hubeysan, hayeeshee gacanta lagu dhigay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts