HomeCaalamkaTirada dadka uu COVID-19 ku dhacay Mareykanka oo sare u kacday

Tirada dadka uu COVID-19 ku dhacay Mareykanka oo sare u kacday

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Tirada ugu danbaysay ee dalka Mareykanka ee xanuunka Covid-19 ee uu soo ritay  ayaa 24 saac ee la soo dhaafay kor u kacday  waxay tirad guud cago-cagaynsaa 760 kun, iyadoo dhimashaduna kor u dhaaftay 40 kun. Gobolada uu aad u haleelay ayaa waxaa ka mid ah New York News Jersy, Massachusetts &  Pennsylvania, Gobolada ay […]

- Advertisement -

Tirada ugu danbaysay ee dalka Mareykanka ee xanuunka Covid-19 ee uu soo ritay  ayaa 24 saac ee la soo dhaafay kor u kacday  waxay tirad guud cago-cagaynsaa 760 kun, iyadoo dhimashaduna kor u dhaaftay 40 kun.

Gobolada uu aad u haleelay ayaa waxaa ka mid ah New York News Jersy, Massachusetts &  Pennsylvania, Gobolada ay Soomaalidu daggan tahay ayaa waxaa ka socoda Ola-ole ballaaran oo lagu wacyi-galinayo bulshada  daggan oo ay Soomaaliyedu ka mid tahay.

- Advertisement -

Dr. Osman Harare oo ku takhasusay cudurada faafa,kana mid ahaan jiray agaasime-yaashii wasaaradda caafimadka Somalia, gaar’ahaan waaxda xannaanada  bulshada ayaa fariin caafimad u diray ummadda Soomaaliyeed, kana codsaday dadka Soomaliyeed in ay qaataan awaamiirta wasaaradda caafimaadka.garabna lagu siiyo shaqadeeda.

Sidoo kale Marwo Canab Ali shire ayaa bulshada Soomaaliyeed ka codsatay in ay isku xirnaadaan ,waxayna bulshada Soomaaliyeed ka codsatay Midnimo & talada Madaxda oo loo hoggaansamo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories