HomeCaalamkaMaxaabiis ku geeriyootay xabsi looga shakiyay in la sumeeyay

Maxaabiis ku geeriyootay xabsi looga shakiyay in la sumeeyay

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Xeer ilaaliyaha guud ee Chad ayaa sheegay in afar iyo afartan qof oo lagu tuhunsanaa in ay ka mid yihiin miditiinta Boko Haram ay ku dhinteen xabsiga oo loo malaynayo in la sumeeyey. Ragaas oo ka mid ahaa koox eedaysanayaal 58 qo ka koobay ayaa lagu qabtay hawl gal weyn oo milatarigu kaga hortagay kooxda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xeer ilaaliyaha guud ee Chad ayaa sheegay in afar iyo afartan qof oo lagu tuhunsanaa in ay ka mid yihiin miditiinta Boko Haram ay ku dhinteen xabsiga oo loo malaynayo in la sumeeyey.

Ragaas oo ka mid ahaa koox eedaysanayaal 58 qo ka koobay ayaa lagu qabtay hawl gal weyn oo milatarigu kaga hortagay kooxda Islaamiyiinta ah ee ka hawl gasha hareeraha harada Chad.

- Advertisement -

Baaritaan ayaa la bilaabay ka dib markii afar ka mid ah maydadka oo la baadhay laga helay jidhkooda in ay ku sumoobeen maado halis ah.

Wasiirka caddaaladda ayaa wakaaladda wararka ee APF u sheegay in aan maxaabiistaa six un loola dhaqmin.

Djimet Arabi waxa uu ka fal celinayey eedo ah in maxaabiistaa makhsin qudha lagu wada xidhay oo aan cunto iyo biyo toona la siinin tan iyo markii loo gudbiyey magaalo madaxda N’Djamena Salaasadii.

- Advertisement -

Gulufkaa waxa milatirigu ku qaaday ka dib markii kooxdaa jihaad alooska ahi ay dagaal todoba saacadood socday dileen qiyaastii 100 askri oo ciidanka Chad ah 23 Maarij oo ay ku qaadeen saldhig ku yaal jasiirad ku taal harada Chad.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts