HomeWararQarax khasaaro geystay oo Goordhow ka dhacay Sh/Hoose

Qarax khasaaro geystay oo Goordhow ka dhacay Sh/Hoose

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka aan ka heleyno Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Goordhow halkaas Qarax xoogan uu ka dhacay, kaasi oo geystay Khasaro kala duwan. Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Idaacada Dalsan ayaa waxaa ay u sheegeen in qaraxaas uu ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah, isla markaana Jugta qaraxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Goordhow halkaas Qarax xoogan uu ka dhacay, kaasi oo geystay Khasaro kala duwan.

Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Idaacada Dalsan ayaa waxaa ay u sheegeen in qaraxaas uu ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah, isla markaana Jugta qaraxa laga maqlay inta badan gudaha degmadaas.

- Advertisement -

Askari ka tirsan Ciidanka dowladda ayaa ku geeriyooday qaraxa ka dhacay Awdheegle, waxaana ku dhaawacmay saddex ruux oo shacab ah oo halkaas ka Agdhawaa xiligii uu qaraxu dhacaayay.

Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Awdheegle ayaa tegay goobta uu qaraxu ka dhacay, iyagoo halkaas ka wada baaritaano kala duwan, sidoo kalena gurmad u sameeyay dadkii ay waxyeelada soo gaartay.

Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa xiliyada qaar ka dhaca qaraxyo miino nooca dhulka lagu aaso ah iyo weeraro ay halkaas ku qaadan Al-shabaab, kuwaasi oo inta badan geysta Khasaarooyin kala duwan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts