HomeWararDAAWO:-Qaad farabadan oo Maanta markale lagu gubay Muqdisho

DAAWO:-Qaad farabadan oo Maanta markale lagu gubay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladda Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan oo lagu soo qabtay qaad farabadan ka sameeyay Xaafadda Daaru-salaan ee Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir. Maamulka Degmada Yaaqshiid ayaa Maanta warbaahinta u soo Bandhigay dhowr Jawaan iyo gaarigii lagu waday qaadka, kaasi oo lagu qabtay Xaafadda Daaru-salaan, isla markaana la doonayay in lasoo geliyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladda Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan oo lagu soo qabtay qaad farabadan ka sameeyay Xaafadda Daaru-salaan ee Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.

Maamulka Degmada Yaaqshiid ayaa Maanta warbaahinta u soo Bandhigay dhowr Jawaan iyo gaarigii lagu waday qaadka, kaasi oo lagu qabtay Xaafadda Daaru-salaan, isla markaana la doonayay in lasoo geliyo Muqdisho, si loo sii iibiyo.

- Advertisement -

Intaas kadib qaadka ayaa waxaa lagu gubay agagaarka Saldhiga Degmada Yaaqshiid, waxaana goobta ka hadlay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir iyo kuwa Yaaqshiid.

Shalay aheyd markii qaad badan lagu gubay Muqdisho, kaasi oo laga soo dejiyay deegaanka Ceel-macaan ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana markii dambe la keenay Muqdisho laguna wareejiyay Ciidanka Booliska qeybta Canshuuraha.

Hoos ka Daawo Muuqaalka warbixinta lagu gubay Qaadka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts