HomeCaalamkaWararkii ugu dambeeyay Dadka Caalamka ugu dhintay Coronavirus

Wararkii ugu dambeeyay Dadka Caalamka ugu dhintay Coronavirus

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Tirada dadka uu ku dhacay cudurka Covid-19 ee uu sababay Viruska Crona ayaa kor u dhaaftay 2,320,456 milyan oo dad ah adduunka oo dhan, waxaana dhintay in ka badan 160,000, waxaa cudurka kasoo kabtay ama ka caafimaaday 600,000 caalamka oo dhan sida lagu sheegay tirakoobyadii ugu dambeeyay ee ay soo saareen Jaamacadda Johns Hopkins iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Tirada dadka uu ku dhacay cudurka Covid-19 ee uu sababay Viruska Crona ayaa kor u dhaaftay 2,320,456 milyan oo dad ah adduunka oo dhan, waxaana dhintay in ka badan 160,000, waxaa cudurka kasoo kabtay ama ka caafimaaday 600,000 caalamka oo dhan sida lagu sheegay tirakoobyadii ugu dambeeyay ee ay soo saareen Jaamacadda Johns Hopkins iyo mareegta “World Meter” oo labaduba ku takhasustay la-socodka cudurka Crona.

Dalka Mareykanka ayaa ugu horeeya liisaska dalalka ugu badan ee cudurka Crona uu ku faafay wuxuuna layay in ka badan 60,000 oo qof, Talyaaniga ayaa isaguna galay kaalinta labaad waxaana cudurkan ugu dhintay 23,227, Spain oo gashay kaalinta saddexaad waxaa Crona ku laayay 20,639 kaalinta afaraad waxaa ku jira dalka Faransiiska oo cudurka dhibaateeyey 19,323 sidoo kale kaalinta shanaad waxaa joogta Dawldda Britain isagoo laayay 15,464.

- Advertisement -

Fayraska Corona ayaa markii ugu horreysay bishii Diseembar ee sanadkii hore ee 2019, si aysan bulshadu ka warqabin uga dillaacay magaalo ganacsiga dalka Shiinaha ee wuhan sidoo kalena ah caasimadda gobolka Hubei, cudurkaas oo xiligan si aan xad lahayn ugu faafay dunida oo dhan.

Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa dhowaan sheegtay inay tijaabo ku jiraan saddex tallaaal oo la damacsan yahay in lagu soo afjaro faafitaanka iyo khatarta Crona Virus, valse arrintaasi ilaa hadda ma aha mid si rasmi ah loo ogaan karo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts