HomeCaalamkaSoomaali kunool Dal ku yaalla Yurub oo si weyn ugu dhex faafay...

Soomaali kunool Dal ku yaalla Yurub oo si weyn ugu dhex faafay COVID-19

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Shabakadda Wararka ee helsinkitimes.fi ayaa qortay warbixin ku aadan in Cudurka halista ah ee Coronavirus uu si xowli ah ugu dhex faafayo dadka Soomaalida ah ee kunool Magaalada Helsinki ee Caasimadda dalka Finland. Duqa Magaalada Helsinki Jan Vapaavuori ayaa waxaa uu sheegay in dad ku dhow 200 oo ruux oo Soomaali ah laga helay Cudurka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shabakadda Wararka ee helsinkitimes.fi ayaa qortay warbixin ku aadan in Cudurka halista ah ee Coronavirus uu si xowli ah ugu dhex faafayo dadka Soomaalida ah ee kunool Magaalada Helsinki ee Caasimadda dalka Finland.

Duqa Magaalada Helsinki Jan Vapaavuori ayaa waxaa uu sheegay in dad ku dhow 200 oo ruux oo Soomaali ah laga helay Cudurka Coronavirus, kuwaasi oo lagu karantiilay Xarumo gooni ah oo loogu talagalay in dadka lagu karantiilo.

- Advertisement -

Sidoo kale Jan Vapaavuori ayaa sheegay inay wadaan dadaalo xoogan oo looga hortegayo faafida aadka ee Cudurka ku sameeynayo dadka Soomaalida ah ee halkaas kunool, wuxuuna tilmaamay inay wada-hadal la leeyihiin Naadiga Soomaalida Finland.

“Tani waxay kaloo noqon doontaa Codsi La-iskaashi ee dhamaan Gobalka Caasimadda, xilli ay xaalladda u muuqanin inay ku xadidnaan doonto Helsinki” ayuu yiri Duqa Magaalada Helsinki ee Finland

Ugu dambeyn Guddoomiyaha Magaalada Helsinki ayaa waxaa uu xusay in Maamuliisa i iyo HUS mar hore is-dhaafsadeen Warbixino ku aadan sidii looga hortegi lahaa faafida Cudurka, isagoo dadka Soomaalid ah ugu baaqay in ay joojiyaan isugu imaatinka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts