HomeWararJubbaland oo shaacisay Natiijada Ruux laga baaray Coronavirus

Jubbaland oo shaacisay Natiijada Ruux laga baaray Coronavirus

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Maamulka Jubbaland ayaa soo Bandhigay Natiijada kasoo baxday Ruux looga shakiyay inuu qabo Cudurka halista ah ee Coronavirus,  kaasi oo lagu sameeyay baaritaano kala duwan. Guddiga ka hortega faafida Cudurka COVID-19 ee Jubbaland ayaa shaaciyay in ruux looga shakiyay inuu qabo Cudurka maalmo kahor laga qabtay Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose, kaasi oo baaritaano […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Jubbaland ayaa soo Bandhigay Natiijada kasoo baxday Ruux looga shakiyay inuu qabo Cudurka halista ah ee Coronavirus,  kaasi oo lagu sameeyay baaritaano kala duwan.

Guddiga ka hortega faafida Cudurka COVID-19 ee Jubbaland ayaa shaaciyay in ruux looga shakiyay inuu qabo Cudurka maalmo kahor laga qabtay Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose, kaasi oo baaritaano lagu sameeyay looga waayay Cudurka.

- Advertisement -

Guddiga ayaa sheegay in baaritaanka laga qaaday Qofkaas loo diray Magaalada Nairobi, isla markaana dib loogu soo celiyay Jubbaland, loona sheegay in jirkiisa laga waayay Cudurka Coronavirus.

Sidoo kale Guddiga ka hortega faafida Cudurka COVID-19 ee Jubbaland ayaa shacabka ku dhaqan deegaanadooda ugu baaqay inay qaataan tallooyinka Caafimaad ee loo jeedinayo, si looga hortego faafida Cudurka.

Si kastaba Maamulka Jubbaland ayaa dhawaan sheegtay in laba ruux oo qaba Cudurka laga helay Magaalada Kismaayo, kuwaasi oo la geeyay Xarun karantiil, sidoo kalena qabtay in ka badan 70 ruux oo looga shakiyay Coronavirus.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts