HomeWararDigniin la xiriirta COVID-19 oo loo diray Shacabka Soomaaliyeed

Digniin la xiriirta COVID-19 oo loo diray Shacabka Soomaaliyeed

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Tala-bixiyaha Caafimaad ee COVID 19, Dr Maxmed Cali Fuje, ayaa bulshada Soomaaliyeed uga digay khatarta iyo saameynta xad dhaafka ah ee cudurkaan sida dhaqsaha ah ku faafa uu ku yeelan karo dalkeenna xilli dunida inteeda badan ay dadaal xooggan ugu jirto cirib tirkiisa. Dr Maxmed Cali Fuje ayaa dhamaan dadka Soomaaliyeed kula taliyay inay si […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Tala-bixiyaha Caafimaad ee COVID 19, Dr Maxmed Cali Fuje, ayaa bulshada Soomaaliyeed uga digay khatarta iyo saameynta xad dhaafka ah ee cudurkaan sida dhaqsaha ah ku faafa uu ku yeelan karo dalkeenna xilli dunida inteeda badan ay dadaal xooggan ugu jirto cirib tirkiisa.

Dr Maxmed Cali Fuje ayaa dhamaan dadka Soomaaliyeed kula taliyay inay si wadajir ah u qaataan talooyinka caafimaad iyo ammarrada dowladda ee qaybta ka qaadanaya xakameynta faafitaanka COVID-19, si guul looga gaaro dadaallada naf-badbaadinta ah.

- Advertisement -

Waxuu sheegay in dhaqanka Soomaaliyeed ee ku saleysan is-jaceylka iyo is-dhex-galka uu qayb ka qaadanayo faafitaanka COVID-19, maadaama cudurku uu yahay cudur si sahlan loo kala qaadi karo, waxuuna bulshada ka codsaday in dhaqankaas la bedelo intii lagu guuleysanayo xakameyntiisa.

Dhakhtarka waxuu walaac ka muujiyay kororka xaaladaha COVID-19 oo tusaale u noqon kara in tira badan oo dadka Soomaaliyeed ah uu soo ridan karo,  dalkeennuna uu xudun u noqon karo cudurka, hadii la iska indha tiro saameyntiisa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts