HomeWararBooliska Kenya oo soo badbaadiyay Haween Soomaali ah oo la la’aa

Booliska Kenya oo soo badbaadiyay Haween Soomaali ah oo la la’aa

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Dowladda Kenya ayaa howlgal ay sameeyeen waxaa ay ku soo badbaadiyeen in ka badan 16 Haween Soomaali ah, kuwaasi oo qaarkood heystay dhalasha Mareykanka. Ciidanka Booliska ayaa howlgalka ka sameeyay Madaraso ku taalla deegaan u dhexeeya Waddada isku xirta Magaalooyinka Nairobi iyo Mombasa, iyagoo halkaas laga soo badbaadiyay Haweenka Soomaalida […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Dowladda Kenya ayaa howlgal ay sameeyeen waxaa ay ku soo badbaadiyeen in ka badan 16 Haween Soomaali ah, kuwaasi oo qaarkood heystay dhalasha Mareykanka.

Ciidanka Booliska ayaa howlgalka ka sameeyay Madaraso ku taalla deegaan u dhexeeya Waddada isku xirta Magaalooyinka Nairobi iyo Mombasa, iyagoo halkaas laga soo badbaadiyay Haweenka Soomaalida oo muddo ay ku xirnaayeen.

- Advertisement -

Sidoo kale Booliska Kenya ayaa sheegay in Haween lasoo badbaadiyay 6 kamid ah ay heystaan dhalashada Mareykanka, kuwaasi oo lagu kala magacaabo Xafsa Isaaq C/Nuur oo 17-jir ah, Sumeya Yuusuf oo 19 jir ah, Faatima Ibraahim Xuseen oo 17-jir ah, Maymuun Cali oo 16-jir ah, Nimco Isaaq oo 15-jir ah, iyo Raxmo Isaaq C/nuur oo 18-jir ah.

Dhinaca kale Taliska Booliska Kenya ayaa shaaciyay inay gacanta ku hayaan 12 haween oo Soomaali ah asalkoodu Kenyan yahay, kuwaasi oo da’doodu u dhexeyso 50-jir ilaa 6-jir.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts