HomeCaalamkaCulimo siweyn loo yaqaano oo kasoo horjeesatay in la xiro Masaajidda

Culimo siweyn loo yaqaano oo kasoo horjeesatay in la xiro Masaajidda

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Culimo si weyn looga yaqaano dalka Pakistaan ayaa waxay sheegeen in salaadaha jamaacada iyo salaadda jimcaha lagu tukan doono masaajidda ku yaalla dalkaas. Waxay sheegeen inay raaci doonaan talooyinka caafimaad ay dowladda u soo jeedisay si looga hortaggo Coronavirys. Mas’uuliyiinta Pakistaan waxay xayiraad ku soo rogeen masaajidda oo ah in shan qof ka badan aysan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Culimo si weyn looga yaqaano dalka Pakistaan ayaa waxay sheegeen in salaadaha jamaacada iyo salaadda jimcaha lagu tukan doono masaajidda ku yaalla dalkaas.

Waxay sheegeen inay raaci doonaan talooyinka caafimaad ay dowladda u soo jeedisay si looga hortaggo Coronavirys.

- Advertisement -

Mas’uuliyiinta Pakistaan waxay xayiraad ku soo rogeen masaajidda oo ah in shan qof ka badan aysan ku tukan masaajidda, waxaana arritani dhaleeceeyay culimada Pakistaan.

Waxaa tallaabada lagu xiray masaajidda Pakistaan ka dhashay qalalaase markii ay isku dhaceen booliska iyo shacab.

Pakistaan waxay xaqiijisay 5,837 oo kiisaska Coronavirus ah halka 96 qof ay u dhimatay, Talaadadii dowladda waxay muddo lao toddobaad ah ku dartay banddowga lagu soo rogay dalkaas si looga hortaggo faafitaanka cudurka Covid-19.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts