HomeCaalamkaShiinaha oo laga helay Kiisas Cusub oo ah Cudurka Coronavirus

Shiinaha oo laga helay Kiisas Cusub oo ah Cudurka Coronavirus

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Shiinaha oo sheegay in kiisaska cusub ee Coronavirus ay kaga imaanayaan dalka Ruushka Shiinaha ayaa shaaciyey 89 kiis oo cusub maalintii Isniinta, waa tiradii ugu badnayd muddo lix isbuuc ah. Kiisaskan ayaa la sheegay in laga helay dad u dhashay Shiinaha oo ka yimid Ruushka. Sida ay sheegtay Waaxda caafimadka 86 ka mid ah kiisaska […]

- Advertisement -

Shiinaha oo sheegay in kiisaska cusub ee Coronavirus ay kaga imaanayaan dalka Ruushka

Shiinaha ayaa shaaciyey 89 kiis oo cusub maalintii Isniinta, waa tiradii ugu badnayd muddo lix isbuuc ah.

- Advertisement -

Kiisaskan ayaa la sheegay in laga helay dad u dhashay Shiinaha oo ka yimid Ruushka.

Sida ay sheegtay Waaxda caafimadka 86 ka mid ah kiisaska shalay la shaaciyey ayaa laga helay dad u dhashay Shiinaha oo ka yimid Ruushka halka saddexda kalana ay ahaayeen dad horay u joogay gobolka Guangdong..

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories